MACLUUMAADKA LAGU KEYDIYEY QALABKAAGA
Markaad gasho adeegyadayada, waxa laga yaabaa inaan ku kaydinno macluumaadka qalabkaaga ogolaanshahaaga. Macluumaadkan waxaa loo yaqaan "cookies", kuwaas oo ah qoraallo yaryar oo ay ku jiraan xarfo iyo lambaro, kuwaas oo lagu kaydiyo qalabkaaga marka aad isticmaalayso adeegyadayada marka aad booqanayso website yada iyo boggaga internetka, adigoo xasuusanaya doorbidkaaga.
Waxaan sidookale isticmaalnaa waxyaabaha la wadaago ee deegaanka "flash cookies". "Flash cookies" waxay lamid yihiin kookiska barowsarka. Waxay noo ogolaadaan inaan xusuusano booqashadaada bogageena.
cookies ka ama flash cookies ka midna looma isticmaali karo in lagu galo aaladaada ama lagu isticmaalo macluumaadka kumbiitarkaaga
Waxaan u isticmaalmaanaa cookies ka iyo flash cookies ka inaan wax la socono.
Waxaan keliya u isticmaalnaa qaababkan inaan raad-raacno adeegyadaada anagoo ogaanayna dooqyadaada.
Cookies ka waxa nagu caawiyaan inay maarayaan jaamka goobaha, inay tayeeyaan adeegyadeena, inay kuu fududeeyaan oo ay kordhiyaan dantaada adeegyadan.
Waxaan flash cookies iyo cookies yada kale u istcmaalnaa inay nagu caawiyaan xayeysiinta haboon ee bartilmaameedka ah.
COOKIES SI AAD LAGAMA MAARMAAN U AH
Cookies ka aadka lagama maarmaanka u ah waxaa loo ogolyahay isticmaalayaasha si ay u isticmaalaan website ka iyo calaamadaheeda, sida galitaanka goobaha badbaadada website ka ama sameynta dhaqdhaqaayada dhaqaale.Cookies ka la'aantooda, ma awoodi kartid inaad is wanaagsan u isticmaasho website ka.
NIDAAMKA DIIWAANGELINTA
Cookies kan waxa haynayaan macluumaad la uruuriyey xliga diiwaangelinta waxayna noo ogolaanayaan inaan kuu aqoonsano macaamil ahaan aana ku siinio adeegyada aad rabto.Waxaan sidookale xogtan u isticmaali karnaa inaan si wanaagsan u fahamno danahaaga onleenka ah iyo dooqyadaada iyo inaan si degdeg ah kuugu fududeyno booqashadaada goobaheena si aad u isticmaasho adeegyadeena.
WEBSITE KEENA
Cookies ka waxaan u isticmaalnaa inaan macluumaad kaga aruurino kuwa soo booqda website keena.
Adeegayaasheena waxay isticmaalan sadex nooc oo cookies kala duwan:
Cookies ka "Xilliga-qaar": Cookie ga noocaan waxaa keliya kumbiitarkaaga la soo geliyaa mudada aad soo booqanaysid website ka.cookie ga xiliiga ku xiran wuxuu kugu caawiyaa inaad si degdeg ah ku soo gasho website keena, hadii aad tahay macaamil diiwangashan, wuxuu noo ogolaanayaa macluumaadka adiga kugu haboon. Cookie ga si caadi ah ayuu u dhacayaa marki aad kabaxdo barawsarkaaga.
cookie "Joogta" ah: cookie ga noocan ah wuxuu kumbiitarkaaga ku jirayaa mudo, iyadoo loo eegayo cookie ga.Flash cookies ku waa joogto.
Cookie ga" Qiimeynta": Cookie ga noocan wuxuu noo ogolaanayaa inaan ku aqoonsano oo aan tirino tirada booqadayaasha boggeena oo aan aragno sida loo isticmaalayo alaabteena iyo adeegyadeena.Tani ayaa nagu caawinaysa inaan tayeyno sida boggeena u shaqeeyo. tusaale ahaan, inaad si fudud ku soo gali karto aad si fudud ku heli karto waxa aad raadinayso.
Waxaad sameysaa go'aan mar kastana waxaad leedahay dooqo hadii aad aqbalayso ama diidayso cookie ga.
Barowsarada ugu badan ee web ka si caadi ah ayey u ogolaadaan cookies ka, hadii aad rabto, waad bedeli kartaan hanaanka barawosarkaaga si aad u maareyso feelasha cookie ga.
Waxaad isticmaali kartaa barowsarka web kaaga:
Tuur dhamaan cookies ka;
Xir dhamaan cookies ka;
ogolow dhamaan cookies ka;
Xir cookies ka qeyb sadexaad;
nadiifi dhamaan cookies ka marki barowsarka uu xiran yahay;
furo fadhiga "barowsar gaar"/"incognito" oo kuu ogolaanaya inaad gasho internetka iyadoo aan xog la keydinaynin;
soo degso ku-darista iyo gelinta si aad u dheerayso dooqyada barowsarka.
Halkee ayaan ka heli karaa macluumaadka sida aan u maareyo cookies ka?
Macluumaad ku saabsan cookies ka Internet Explorer Macluumaad ku saabsan cookies ka Chrome Macluumaad ku saabsan cookies ka Firefox Macluumaad ku saabsan cookies ka Safari Macluumaad ku saabsan cookies ka OPeraFLASH COOKIE
Waxaad bedeli kartaa hanaanka Falsh Player kaaga si aad isaga ilaaliso isticmaalka flash cookies ka.Hanaanka maareyaha Flash Player kaaga wuxuu kuu ogolaanayaa inaad maareysid dooqyadaada.
Hadii aad doorato inaad diido dhamaan cookies ka barowsarka, nasiib daro ma isticmaali kartid calaamadaha iyo adeegyada qaar ee website keena qaar kamid ah adeegyadeenana si fiican kuuguma shaqeyn doonaan. Tusaale, ma keysan kartid luuqada aad dooratay.